tilmaan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
tilmaan1
Magac dheddigCalaamad muhim ah oo wax lagu garto. 2. Akhbaar iyo macluumaad laga siiyo cid meel ayan aqoon.
Wadarta Magacan
-aamo, m.l
tilmaan2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
U t.: wax tilmaantooda cid u sheegid.
2
Cid meel ayan aqoon akhbaar iyo macluumaad ka siin.
Is-rogga falkan
-aamay,-aantay;-aami