Qaamuusle LogoQaamuusle

garoon

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

garoon1
Magac lab
Barxad weyn, bannaan oo siman.
Tusaale
G.ka kubbadda; g.ka dayuuradaha
Wadarta Magacan

-nno, m.dh

garoon2
Magac dheddig
Neef lo' ama riyo ah oo aan geeso lahayn; seenyo.
garoon3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Dhul geedo ka dhammayn.
2
Madax timo ka murxin.
Is-rogga falkan

-may, -ntay