Qaamuusle LogoQaamuusle

yeel

5 Qaab ayuu ereygan leeyahay

yeel1
Magac lab
Qeeb ceel biyo looga cabbo sida wadaan, dawli iwm.
Wadarta Magacan

-lal, m.l

yeel2
Magac lab
Y.-kay, y.-kaa: arrintay, arrintaa iwm.
yeel3
Magac dheddig
1
Xarig dheer oo loo isticmaalo awrta rariddeeda oo isaga gudba awrka dhinacyadiisa, dabagelisna leh.
2
Inta xarig ah ee ka samaysan harag.
Wadarta Magacan

-lo, m.l

yeel4
XiriiriyeNaxwe
Ha yeeshee (hayeeshee) ama hase yeeshee (haseyeeshee): ha ahaatee, laakiin.
yeel5
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Cid arrin ama wax kale ka aqbalid.
2
Kab go'day samayn.
3
Wax samayntooda ku kicid.
Is-rogga falkan

-eelay, -eeshay