Qaamuusle LogoQaamuusle

barqammaal

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

barqammaal1
Magac lab
1
la midka ah (ld):
barqammaalid
Maalidda xoolaha baraqdii la maalo
2
Waqti barqo ah oo xoolaha la maalo.
3
B. ah: caano waqtigaa barqada ah la lisay.
barqammaal2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Waqti barqo ah, xoolo lisid.
Is-rogga falkan

-aalay, -aashay