sammi
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
sammi1
Magac labQof, qof kale ay isku magac yihiin.
Wadarta Magacan
-iyo, m.dh
sammi2
Magac labNaxweLabo erey oo isku micno leh.
Tusaale
“irrid”
“illin”
Wadarta Magacan
-iyo, m.dh
sammi3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aadKu s.: qof, qof kale ugu magac darid.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday/ -isay; -iyi