Qaamuusle LogoQaamuusle

samir

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

samir1
Magac lab
Dulqaad iyo adkaysi dhibaato loo yeesho. ld sabar¹.
samir2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Dulqaad iyo adkaysi dhibaato u yeelasho. ld sabar².
Is-rogga falkan

-mray, -mirtay