Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
tirsame
Magac lab
Magac oggolaada in uu noqdo wadar, wuxuuna tilmaamaa wax tirsama.
Tusaale
“buug, qalin, qof, iwm”
Ereyo kale oo u soo dhow
1: tir
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
2: tiraab
Magac lab
3: tiraabid
Magac faleed dheddig
4: tiraale
Magac lab
5: tirabbadan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
6: tirabbadnaan
Magac faleed dheddig
7: tirabbadnaansho
Magac lab ama dheddig
8: tirabbeel
Magac lab