Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
kulqaad
Magac lab
Fiisikis
Summad: C. Xaddiga kulka ee loogu baahdo in uu sare u qaado heerkulka walax hal digrii kelfin (IK) ama 1° C. Kulqaadka waxaa lagu cabbiraa. Juul halkii kelfin (J/K).
Ereyo kale oo u soo dhow
1: kul
Magac lab
2: kul-dahsoon
Magac lab
3: kul-daynaamika
Magac lab
4: kul-dhexdhexaadin
Magac lab
5: kul-dhibib
Magac lab
6: kul-falgal
Magac lab
7: kul-gubash
Magac lab
8: kulaal
Magac lab