jeel
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jeel1
Magac lab1
Wixii dhab loo jecelyahay, araggooda ama maqalkooda ama dhadhankooda, iwm, u bogidda, jamaadda iyo macaanka laga helo.
2
Dareen rabitaan oo ku abuurma xoolaha marka ay waayaan dhanaan.
3
(-lal, m.dh) Meesha dadka dembiga gala lagu xiro; xabsi.
jeel2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
U j.: wax u jeel qabid; wax xiisayn.
2
U j.: xoolo si aad ah dhanaan u rabid.
Is-rogga falkan
-eelay, -eeshay