kulaal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kulaal1
Magac labDab ama wax la mid ah oo kulul oo inta loo dhowaado dhaxanta laysaga bi'iyo.
kulaal2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadDab ag fariisasho si dhaxanta la isaga bi'iyo.
Is-rogga falkan
-aalay, -aashay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-aalay, -aashay