Qaamuusle LogoQaamuusle

xabbadqaad

Magac lab
1
Hab loo falkiyo der- mooyinka kabahooda casaan ku jiro.
2
Bi- lawga shax ciyaaridda marka la rabo in la guuro hogta la qaado si loo helo jid.
3
(-dyo, m.dh) buntukh hal xabbad kaliya qaada.