Qaamuusle LogoQaamuusle

qabsin ood

Magac lab
1
Cad yar oo buro ah oo dhuuban, oo doc af ku leh docna ka oodan oo qabsinka madaxiisa ka laallaada; kolon.
2
Xanuun qabsin-oodka qabta. ld qabsin- oodane.