qabaanqab
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qabaanqab1
Magac labCi' iyo socsocod badan oo ay riyuhu sameeyaan marka ay waayaan arigii ay ku jireen. ld qawqab¹.
qabaanqab2
Magac dheddigJaadadka carsaanyada nooc ka mid ah.
qabaanqab3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadRi' arigii ay ku jirtay ka luntay ama laga saaray ci' badan iyo dhaqdhaqaaq sameyn. ld qawqab².
Is-rogga falkan
-bay, -btay