Qaamuusle LogoQaamuusle

falkaaliye

Magac labNaxwe
Fal loo adeegsado in uu fal kale oo qaab masdar leh ka kaaliyo xagga habka, muuqaalka, amminka, qofka, tirada iwm; waxaa ka mid ah “jir”, “doon”, “leh”; waxaana loo adeegsadaa ammin iyo hab go'an.
Tusaale
Kubbad buu cayaari jiray