Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
kaaha altaratyolet
Magac lab
Fiisikis
Kaahinta birlabdanabeed ee hirbaacoodu u dhexeeya kan midabka cinab sare iyo fallaadhaha-x (x=egs), taas oo ah inta u dhexeysa 400 naanomitiri (nm) iyo 4 naanoomitiri (nm).
Wadarta Magacan
-tyo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: Kaaga
Magacuyaal lahaansho lab
2: kaa
Magacuyaal tilmaame lab
3: kaa4 (-kaa)
Dibkabe tilmaame lab
4: kaab
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
5: kaabad
Magac dheddig
6: kaabi
Magac lab
7: kaabid
Magac faleed dheddig
8: kaabsol
Magac lab