galaayuus
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
galaayuus1
Magac lab1
Qaylo, dhaadasho.
2
Olol iyo juuc badan oo ay nirguhu sameeyaan markay gaajoodaan.
galaayuus2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Qaylid, dhaadasho.
2
Nirgo gaajooday olol iyo juuc badan samayn.
Is-rogga falkan
-say, -stay