kaal
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kaal1
Magac labWarmaha waaweyn nooc ka mid ah.
Wadarta Magacan
-lal, m.l
kaal2
Magac dheddig1
Fandhaal weyn oo bir ama qori ka samaysan.
2
Dhulmadda labadeeda qalbac midkood.
3
Xoolo la siiyo qof guursaday.
Wadarta Magacan
-lo, m.l
kaal3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadNin guursadey xoolo siin. ld kaali.
Is-rogga falkan
-aalay, -aashay