Qaamuusle LogoQaamuusle

kąadin

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

kąadin1
Magac faleed dheddig
eeg falka uu magacaan ka soo jeedo:
kadin2
Magac lab
1
Xero ama guri meesha furan ee laga galo; irrid, illin, albaab. kara
2
Boqol neef oo geel ah.
3
Geel gaar u foofi oo cid anfici kara.
Wadarta Magacan

-immo, m.dh

kadin3
Magac faleed dheddig
eeg falka uu magacaan ka soo jeedo:
sidoo kale, la mid ah magac faleedka/-yada kale:
kedin, kedis.