kąadi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kąadi1
Fal magudbe, isrogrogga 2aadU k.: hawl, arrin iwm oo la fulin lahaa in yar dib u dhigid.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
kadi2
Fal magudbe, isrogrogga 2aadSi kedo ah u dhicid. ld kedi².
Is-rogga falkan
-iyay, -isay