Qaamuusle LogoQaamuusle

kaduud

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

kaduud1
Magac lab
1
Laalaabka saanta wejiga.
2
la midka ah (ld):
kaduudid
kaduud2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Saanta wejiga laalaabid. ld kuduud.
Is-rogga falkan

-day, -dday