Qaamuusle LogoQaamuusle

hįil

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

hįil1
Magac dheddig
Digo xoolaad oo uruurtay.
hil2
Magac lab
1
Boqol siib oo caw ah oo isku xiran.
2
Meel jiq ah oo webiga jiinkiisa ah.
3
Suuman ama xargo lagu xiro weelasha.
4
In culays ah oo nafley mar qaadi karto (h.kiisa, h.keeda).
5
Jawaan, derin iwm oo dhowraarin looga dhigo qarbadka la dhaansado.
Wadarta Magacan

-lal, m.l

hil3
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Weel xarig, suun iwm afka kaga dhuujin.
2
(f.g) Wax dhowraarin u yeelid.
3
(f.mg) Ku h.: gaadiid wax uu qaadi karo saarid.
Is-rogga falkan

-ilay, -ishay