Qaamuusle LogoQaamuusle

marxalad

Magac dheddig
1
Sida wax xaaladdii ku sugantahay.
2
Muddo dhawr waqti loo qeybiyey mid ka mid ah.
3
la midka ah (ld):
marxal (1)
Wadarta Magacan

-do, m.l