Qaamuusle LogoQaamuusle

hilaadi

Fal gudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aad
1
Wax qiyaastooda malayn.
2
Wax odorosid(roob).
Is-rogga falkan

-iyay, -iday/isay; -iyi