Qaamuusle LogoQaamuusle

dulmi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dulmi1
Magac lab
Fal sameyntiisu cid xadgudub ku tahay. ld dulan¹, dulin (2), dulun¹.
dulmi2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aad
Cid dulun ku sameyn. ld dulan², dulin², dulun².
Is-rogga falkan

-iyay, -iday/isay; -iyi