Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
dulbaax
Magac dheddig
1
Xuub jilicsan, cad oo haragga iyo hilibka u kala dhexeeya.
2
Hilib aan marax ahayn.
3
Dooxo.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: dul
Magac dheddig
2: dul-ordid
Magac faleed dheddig
3: dul-orod
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
4: dulaandul
Magac lab
5: dulalaati
Magac lab
6: dulan
Magac lab
7: dulbaa'i
Magac lab khabar
8: dulbadi
Magac dheddig