Qaamuusle LogoQaamuusle

gorod

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gorod1
Magac lab
Neef madaxa midab gaar ah ku leh; neef gordan.
gorod2
Magac dheddig
1
Madax.
2
Qaarka hore ee xoolaha.