Qaamuusle LogoQaamuusle

qataar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qataar1
Magac lab
1
Qori yar oo albaabka hoos looga xiro; handaraab.
2
Bir xoog leh oo qoryaha iyo dhagxaantaba lagu jajebiyo.
3
Q. ah: baabuur aad u duugoobay oo kala daadsan laakiin socda.
4
Nooc sixirka ka mid ah oo inta geed musmaar lagu taago isla markiiba qofka la sixraayo xanuunsada.
Wadarta Magacan

-rro, m.dh

qataar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Qori adag albaab hoos uga xirid.
2
Qof sixrid, iyadoo geed musmaar loogu taagayo.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay