qataaran
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qataaran1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadIrrid wax xirantay noqosho.
Is-rogga falkan
-rmay, -rantay
qataaran2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad1
Irrid iwm wax la qataaray ahaansho.
2
Qof la sixray ahaansho.
Is-rogga falkan
-rnaa, -rnayd