jiiraggo'
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jiiraggo'1
Magac labXanuun muruqyada ku dhaca daal ama jug gaartay awgeed. ld jiirgo'¹.
jiiraggo'2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQof jug gaartay ama daal awgiis murqo xanuunid. ld jiirgo'².
Is-rogga falkan
-'ay, -'day