qaneecaad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qaneecaad1
Magac labKhayr; wanaag; barako. ld caneeqaad, qaneeco.
qaneecaad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax barako yeelasho.
2
Ku q.: wax ku liibaanid. ld caneeqaad².
Is-rogga falkan
-day, -dday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-day, -dday