Qaamuusle LogoQaamuusle

jidaal

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jidaal1
Magac lab
1
Socod dheer oo lagu daalo.
2
Daal badan oo ka dhasha socod dheer.
jidaal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Socod dheer oo lagu daalo gelid.
2
Socod dheer ku daalid.
Is-rogga falkan

-lay, -shay