duq
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
duq1
Magac lab1
(-qow, m.dh) Qof da' weyn.
2
(-qey/qeyti, m.dh) Qof bulsho madax u ah.
3
D. ah: wax gaboobay.
Wadarta Magacan
-qey/-qeyti, m.dh
duq2
Magac labBiciid dheddig oo curad ah.
duq3
Magac dheddig1
Haweenay da' weyn.
2
Foorad, dhibic (cayaar).