Qaamuusle LogoQaamuusle

duqee

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
1
(f.g) Hub culus meel ku garaacid.
2
(f.g) Wax burburin.
3
(f.mg) Kharabid (matoor).
4
(f.mg) Ka d.: arrin oday ka noqosho.
Is-rogga falkan

-qeeyay, -qeysay