Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
jid dhiriqle
Magac lab
1
Xiddigaha cirir mid ka mid ah.
2
Roob da'a xilliga guga.
3
Godadka dayaxu dego midkood.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: jid
Magac lab
2: jid-ka-fogaanta
Magac lab
3: jid-kiimikeed
Magac lab
4: jidaal
Magac lab
5: jidaalid
Magac faleed dheddig
6: jidaalis
Magac dheddig
7: jidbaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
8: jidbaysnaan
Magac faleed dheddig