Qaamuusle LogoQaamuusle

libgad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

libgad1
Magac lab
1
L. ah: qof jisaar ah.
2
la midka ah (ld):
libgadid
libgad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Ka l.: qof ku jisaarid.
Is-rogga falkan

-day, -dday