Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
miige
Magac lab
1
Qori ama bir af dhuuban oo dhulbeereedka lagu mudmudo si abuurka loogu rido.
2
Kar bir ah oo khudraddo iwm lagu shiido. ld miigo¹.
Wadarta Magacan
-gayaal, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: mi'i
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
2: miibac
Magac dheddig
3: miicila'
Magac dheddig
4: miid
Magac dheddig
5: miidaami
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
6: miidaamin
Magac faleed dheddig
7: miidaamis
Magac lab
8: miidaamo
Magac dheddig