biir
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
biir1
Magac labNooc khamriga ka mid ah oo aan alkolo badan lahayn.
biir2
Magac dheddig1
Neef sun ah oo ur gaar ah leh oo ceelasha aan muddo laga cabin marmar yeeshaan.
2
Wax aad u khamiiray.
3
Caano aad u dhanaan.
biir3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax intay ahaayeen ka badasho.
2
Ku b.: wax tiradooda kordhin.
3
Ku b.: cid ka mid noqosho.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay