Qaamuusle LogoQaamuusle

bi'i

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Hoog iyo dhibaato gaarsiin; hoojin, beleyn.
2
Hawl, arrin iwm. si gurracan u fulin.
3
“Ka bi'i”: wax meel ku yaal ka tirid; baabi'i.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay