Qaamuusle LogoQaamuusle

miidaamo

Magac dheddig
1
Wax aan la rabin oo meel uusan ka soo nabad noqonayn loo diro.
2
Nabar aan loo meel deyin oo la rido.
3
la midka ah (ld):
miidaan²
4
la midka ah (ld):
miidaamin