taag
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
taag1
Magac dheddig1
Xoog; itaal.
2
Karti; maaro.
taag2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax meel joojin.
2
Wax kor u qaadid.
3
Wax qotomin. t.:
4
Isku t.: qof ama wax lid noqosho.
5
Isku wax dushooda ku joogsasho.
6
Isku t.: dhar qurxoon xirasho.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay