Qaamuusle LogoQaamuusle

taab

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

taab1
Magac lab
1
Xargo isweydaarsan oo gadawga wadaanta iyo dhiilaha loo yeelo si markay buuxaan loogu qaado.
2
Agagaarka guriga.
3
Ubaxa ka soo baxa geedka digirta inta uusan miro yeelan.
4
la midka ah (ld):
taabid
Wadarta Magacan

-bab, m.l

taab2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax xoog ku qabasho.
2
Wax fur ku adkayn.
Is-rogga falkan

-bay, -btay