Qaamuusle LogoQaamuusle

labaatanaad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

labaatanaad1
Magac lab
Sanadaha u dhexeeya labaatan ilaa soddon.
labaatanaad2
Magac lab tiraale Jagaale
Tirada jagaale, keeda labaatanka u dhigma. ld labaatamaad.