Qaamuusle LogoQaamuusle

dulin

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dulin1
Magac lab
1
Cayayaanka yaryar ee xoolaha ku dul nool; qaniin; deriskunnoole..
2
la midka ah (ld):
dulmi¹
Wadarta Magacan

-nno, m.dh

dųulin2
Magac faleed dheddig
eeg falka uu magacaan ka soo jeedo: