istaahil
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
istaahil1
Magac lab1
Fal u dhigma xumaan ama wanaag la gaystey.
2
la midka ah (ld):
istaahilid
istaahil2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadQof wanaag ama xumaan geystey fal u qalma ku abaal marin.
Is-rogga falkan
-ilay, -ishay