abwaan
Magac lab
1
Buug ama buugag taxane ah oo laamaha aqoonta oo dhami ku uruursanyihiin.
2
Nin curin iyo hal-abuur suugaaneed leh.
3
A. ah: nin garasho aqoon iyo waaya-aragnimo dheeraad ah leh.
4
(riw.) Qof riwaayadaha curiya.
Wadarta Magacan
-nno, m.dh