oon
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
oon1
Magac labBaahi biyo la cabbo loo qabo; harraad.
oon2
Magac dheddigWax kasta oo la cuno ama la cabbo, cunto.
oon3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadBiyo rabid.
Is-rogga falkan
-oomay, -oontay; -oomi
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-oomay, -oontay; -oomi