abyan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
abyan1
Magac lab1
Garasho ama dareen, wax silloon ama lala yaabo, ay dhaliyaan; amakaag; ashqaraar.
2
la midka ah (ld):
abyamid
abyan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadKa a.: wax aad ula yaabid.
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami