Qaamuusle LogoQaamuusle

isrogrog

Magac labNaxwe
Nadooca ama isrogrogga ku dhaca falka, arrinkaasoo ku xiran: habka, amminka, qofka, tirada iwm.
Tusaale
Hibaaq way tagtay
Hibaaq iyo Cigaal way tageen