Qaamuusle LogoQaamuusle

door

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

door1
Magac lab
1
Wax xul ah.
2
In d. ah: wax aan la tirin karin oo qiyaas ahaan badan.
3
la midka ah (ld):
doorid
Wadarta Magacan

-rar, m.l

door2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax xulid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay