Qaamuusle LogoQaamuusle

doobbi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

doobbi1
Magac lab
Meel u furan in dadka dharka loogu dhaqo oo lacag looga qaato.
Wadarta Magacan

-iyo, m.dh

doobbi2
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
Doobba soo ridid (rati qooqan). ld doobi².
Is-rogga falkan

-iyay, -isay